RW Khayre oo galabta lagu soo dhoweeyey degaanada Huurshe & Xeraale (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta safar dhulka ah uga soo baxay magaalada Caabuudwaaq ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay deegaanka Huurshe iyo magaalada Xeraale ee gobalka Galgduuud. Wafdiga uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo kusoo hor maray deegaanka Huurshe ayaa waxa uu dadwaynaha … Continue reading RW Khayre oo galabta lagu soo dhoweeyey degaanada Huurshe & Xeraale (Daawo Sawirro)